(Daawo Sawirro) Meydka Nin isgubay oo laga helay guri ku yaalla Hargeysa

Waxaa maanta abaaro 1:00-dii duhurnimo ku Geeriyooday xaafada Jigjiga yar ee magaalada Hargeysa nin lagu magacaabo Axmed Nuur Sheekh Muumin ka dib markii dab is qabadsiiyay. Ciidamada Dab-demiska Hargeysa ayaa markii lagu soo wargeliyay, waxay si degdeg ah u gaareen goobtaas, hase yeeshee marxuumka oo kaligii guriga joogay, hoostana Albaabka ka soo xirtay ayaa lagu … Continue reading (Daawo Sawirro) Meydka Nin isgubay oo laga helay guri ku yaalla Hargeysa